Danjiraha Faransiiska Remi Marechaux oo Warqadihii Aqooniga u Gudbiyey Madaxweeyne Xassan

Laga bilaabo maanta waxaa si rasmi ah dawladda Faransiisku ugu magacawday Mr Remi Marechaux kaddib markii Madaxweyne Xassan Shiikh uu ka guddoomay waraaqihii aqoonsiga Danjiraha Faransiiska ee Soomaalia. Intii lagu jiray Xafladda soodhaweeynta Danjiraha Faransiiska waxaa  madaxweyne Xassan uu ugu mahadnaqay dawladda Faransiiska kaalmada aay had iyo jeer la garab taagan tahay shacabak Soomaaliyeed wuxuuna … Continue reading Danjiraha Faransiiska Remi Marechaux oo Warqadihii Aqooniga u Gudbiyey Madaxweeyne Xassan